
Xidig Academy oo la daahfuray Hoyga Aqoonta
Waxaa la daahfuray Websiteka Xidigacademy! Xidig Academy waxay ka mid tahay urur hooseedyadda hoos imaaadda dallada ururadda Xidig organisation. taas oo hadafkeedu yahay sidii uu kaalinta dhallinyarda Soomaaliyeed kor ugu qaadi lahaayeen. XidigAcademy waa Hoyga…