Event Details
Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed Holland ee qalin jabisay: Sanadkan 2020!
Corona awgeed ma jirin xaflad qalin jabinta sanadkaan, Taasi waa sababta aan u rabno inaan kuugu casuumno xaflad Online ah xasuus gaar ah kuu noqoto, aan marna la ilaawi karrin. Voor alle afgestudeerde Somalische jongeren: Class of 2020! Ivm Corona was er natuurlijk geen diplomauitreiking dit jaar. Daarom willen wij voor jullie een onvergetelijk online feest organiseren, zodat het toch nog gevierd hebt!.
Our Vission
In la dhiiro geliyo Ardayda Guuleesatay si ay wabarashada usii wadaan.